Monday, March 18, 2019

Thursday, November 8, 2018

Hambalyo Aroos

Mashallah waxaan maanta oo bishu tahay 8:11:2018 hambalyo aroos u dirayaa wllkay cali baashe braahim maxamuud iyo dumaashiday hodan cabdi oo arooskoodu ka dhacay habeenkii arbacadu soo galaysay arooskoodu ka dhacay Magaalada hargeisa somaliland gaar ahaan Crown-hotel



Hambalyo Hambalyo


   

Sunday, January 7, 2018

Qodobo khuseeya nolosha

1- Ninka Qosolka badan ee Qosolkiisu yahay mid Maalaayacni ah, una sii dheer inuu Gabadha markey Afka kala qaadaba wax kasta siiyo. Ninka noocaas ah Haweeneydu way ka Feejigan tahay, waxeyna Rumeysan tahay inuu Ninkaasi yahay mid aan Nolosha lala wadaagu karin.
2- Gabadha ka ilaali inaad uga Sheekeysid jacaylkaagii hore, waayo Arrintaasi waxey sababi kartaa inuu Fashilisa ku yimaado Xiriirka aad leedihiin Adiga iyo Gabadhu, waxeyna taasi la mid tahay Adiga oo aad Sumeysay, kana Fogoow arintaas.

3- Ha isku Dayin marnaba inaad mar walba uga Sheekeyso Naftaada iyo Hibooyinka aad ku Raaxaysaneysid waayo Gabadhu ma waxey kuu arkaysaa Nin isagu isku Mashquulsan, Gabadhu wax ku fali meyso Nin aan daneyneenin, Walwalkana aan la Qeyb saneynin.
4- Marnaba ha kala Hadlin Waxyaabaha ku keeni kara Niyad jabka ama aad wax walba dhinaca Xun ugu Fasirtid Ogoow Arrintaasi wey ku Naceysaa Gabadhu.
5- Ka ilaali inaad uga Sheekeysid Qalad hore oo ay galeen Ehelkeeda ama Qabiilkeeda, taasi wey sababi kartaa Kala tag iyo Xumaan Uurka leysugu qaado.@@@@@

Sheeko gaaban oo xiiso leh
Nin ayaa bari waxa uu aad u cabi jiray sigaarka nin kaa sina wax shaqaa muu hayn maalin ayaa waxa dhaxday in uu lacag uu sigaar siisto uu waayo mid ayuu waydiistay inuu sigaar u ii biyo kii ayaa u dii day Maalitii oo dhan wax sigaara muu cabin Habeenkii ayaa uu seexday isaga oo sigaarkii ka fakaraya Waxa uu ku riyooday isaga oo janadii galay dabadeeto isaga oo janada dhex maraya ayuu jeebkiisa kahelay xabad sigaara waxa uu is idhi shido waxa uu waayay meel uu ka shito Waxa uu is idhi cadaabtaa kuu gu dhawe kasoo shido mid janada hortaagan ayuu ka idin dalbaday deedna waa so shitay (Waariyee lasoco) Kii albaabka janada taagnaa waxa baday midkaloo xoog wayn deedna waxa uu is idhi janadii ku noqo Kii albaabka taana ayaa ku yidhi naga joog xagaad ku socotaa janadaan galayaa ayuu dhahay Naga noqo ayaa lagu yidhi Waxa uu yidhi hadaan ka soo baxay janada xabad sigaara ayaan cadaabta ka soo shidanayay (Waa riyee lasoco) Waa la mur may mise inta laqaaday isaga iyo sigaarkiisiiba ayaa cadaabtii lagu tuuray Ninkii riyoonayay markuu halkaa maraayo Ayuu soo toosay isaga oo qaylinaaya Shaydaanka ayuu iska naaray Deena ninki waxa uu go'aan ku gaa dhay inuu iska daayo sigaarka (waayo janada ayuu ka soo saaray sigaarkaasi) soo saare mubaarik hassa mohamed (koosofo)

Friday, December 29, 2017

Sheekooyin


Hada kahor ayaa waxaa jiray nin bakhiil ah. malin maalmaha kamid ah ayaa asagoo loos cunaayo naagtisa kudhahday caliyow I dhadhansii sxbkaa 1 xabo ayuu siiyey.
qoftaan wuu umacaday hadaba wexey dhahday cali isii bahalka wuu macyahee aan dhadhamiye '''': sxbkaa kulahaa "naga daa dheesha waa isku dhadhan wlh" kakakkkakaka








koo ciyalka xafada kamid ah ayaa hooyadiis liin u dirtay sxbka suuqa markuu kasoo gaday oo uu wadada kuso jiray ayuu taraaraxay kadib liintii wey ka dhacday oo ay ka taraaraxday xarfaanki kulahaa "haye waaba kaseesaan guriga miyaa!" wuu iskaga tagay markuu guriga imaaday ayaa hooyadiisa weydisay aaway liinti?
sxbka kulahaa hooyo wey soo socdaan wadada ayaan uga soo tagay.
kkkk
macalin ayaa ardaydiisa ugu sheekeenayey maalinta qiyaamaha wuxuu kaloo usheegay in dhulka iyo cirka la laalaabaayo dadkana dhimanayan..
cunug yar oo ardayda kamid ah ayaa weydiyey Macalinka wuxu dhahay "macalin maalintaas dugsi majiraa " kkkkkkkk

Iid gadhka https://youtu.be/1VD9pEVYO8c