Sheeko gaaban oo xiiso leh
Nin ayaa bari waxa uu aad u cabi jiray sigaarka nin kaa sina wax shaqaa muu hayn maalin ayaa waxa dhaxday in uu lacag uu sigaar siisto uu waayo mid ayuu waydiistay inuu sigaar u ii biyo kii ayaa u dii day
Maalitii oo dhan wax sigaara muu cabin
Habeenkii ayaa uu seexday isaga oo sigaarkii ka fakaraya
Waxa uu ku riyooday isaga oo janadii galay dabadeeto isaga oo janada dhex maraya ayuu jeebkiisa kahelay xabad sigaara waxa uu is idhi shido waxa uu waayay meel uu ka shito
Waxa uu is idhi cadaabtaa kuu gu dhawe kasoo shido mid janada hortaagan ayuu ka idin dalbaday deedna waa so shitay
(Waariyee lasoco)
Kii albaabka janada taagnaa waxa baday midkaloo xoog wayn deedna waxa uu is idhi janadii ku noqo
Kii albaabka taana ayaa ku yidhi naga joog xagaad ku socotaa janadaan galayaa ayuu dhahay
Naga noqo ayaa lagu yidhi
Waxa uu yidhi hadaan ka soo baxay janada xabad sigaara ayaan cadaabta ka soo shidanayay
(Waa riyee lasoco)
Waa la mur may mise inta laqaaday isaga iyo sigaarkiisiiba ayaa cadaabtii lagu tuuray
Ninkii riyoonayay markuu halkaa maraayo
Ayuu soo toosay isaga oo qaylinaaya
Shaydaanka ayuu iska naaray
Deena ninki waxa uu go'aan ku gaa dhay inuu iska daayo sigaarka (waayo janada ayuu ka soo saaray sigaarkaasi) soo saare mubaarik hassa mohamed (koosofo)
No comments:
Post a Comment
Halkan ka bixi commantka